Daawo Sawirada: Soomaaliya oo xaqiijisay mid ka mid ah halbeegyada caalamiga ah ee …

Dowladda Soomaaliya ayaa horumar ballaaran ka sameysay xaqiijinta himilooyinka ku dhigan hannaan howleedka loo yaqaan SENDAI (Sendai Framework for Disaster Risk Reduction). Si loo yareeyo khataraha musiibooyinka dalka ka dhaca, loona badbaadiyo naf iyo maalba, waxaa hannaan howlaadkiis dhigayaa in dalkasta uu yeesho xarun qaran oo bixisa digniinaha hore ee halista dalka ka dhaca. iyadoo … Continue reading Daawo Sawirada: Soomaaliya oo xaqiijisay mid ka mid ah halbeegyada caalamiga ah ee …